Boocame (Af Ingiriis : Bo'ame) waa magaalo qadiimi ah oo ku taala bariga gobolaka Sool oo ka tirsan wadanka Somaliland.

Boocame
Bo'ame
Motto(s): 
Guul iyo nabadgelyo
Boocame Bo'ame is located in Somalia
Boocame Bo'ame
Boocame
Bo'ame
Halka ay ka dhacdo SSC-Khatumo
Coordinates: 8°23′51.58″N 47°56′15.38″E / 8.3976611°N 47.9376056°E / 8.3976611; 47.9376056Coordinates: 8°23′51.58″N 47°56′15.38″E / 8.3976611°N 47.9376056°E / 8.3976611; 47.9376056
Wadanka Somalia
Khatumo
GobolSool
Dowlada
 • MadaxweyneCali Khaliif Galaydh
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha252

Hordhac

Boocame waa dagmo kutaala gobolka Sool ee Somaliland. Degmada boocame oo ah dagmo kucaan baxday xaga beeraha iyo xoolo dhaqatada ayaa waxaa kuyaala ceelka aad u caana oo ladhoho ceelka boocame .

Boocame oo magaala madaxda gobolka sool ujirta 75KM kagabeegan xaga bari iydoo inyar ujirta gobolka nugaal

Sidoo kale fiiri

Xigasho

allboocame.com

Tixraac