Keynta Tayga (ingiriis: taiga forest) waa keymo baaxad balaadhan leh oo geedo badan iyo cows badan leh, kuwaas oo si dabiici ah uga baxa Waqooyiga Ameerika gaar ahaan dalka Kanada ilaa baladhka qaarada Ruushka.

Keymaha ku hareeraysan harada Jack London ee Ruushka.
Keyn ka kooban geedo kala duwan

Dhirta keymaha Tayga waxay ku fidsan yidhiin loolasha 50°Waqooyi ilaa laga gaadho 70°Waqooyi.

Keymaha Tayga waxay ku baahsan yihiin labo qaaradood.

Keymaha Tayga ee ku fidsan labo qaaradood waa keynta kowaad ee dunida ugu weyn, taas oo ka soo bilaabanta Kanada kuna fidsan dhamaan wadanka Ruushka.

Sidoo kale, keynta Rainforest oo ku taala wadanka Brasil ee Koonfur Ameerika, ayaa ka mid ah keymaha dhulka ugu wayn.