In kastoo macnaha guud iyo iyo astaanta labada erey isku dhow yihiin, abwaan iyo gabayaa waa labo ciwaan oo kala duwan.

  • Abwaan: waa qof leh halabuur, curiya heesaha iyo noocyo kale oo suugaanta ka mid ah. Abwaanadu waxay sameeyaan ruwaayado, majaajilo, sheeko iyo guud ahaan noocyada kala duwan ee madadaalada dadka.
  • Gabayaa: waa qof leh halabuur, isla markaana curiya gabayga iyo tixaha la mid ka ah. Gabayaagu ma samayn karo sheeko, ruwaayad, majaajilo iyo noocyada kale ee madadaalada.

Ismail4all (talk)

Start a discussion about Abwaan

Start a discussion
Return to "Abwaan" page.