Open main menu
Abdi Bile, waa ciyaaryahan oo ku tartami jirey Soomaalinimo
Calanka Qaranka Soomaaliya

Soomaalinimo (Af-Ingiriis: Somali nationalism) waa fikradda dhaqanka Soomaali, iyo Af Soomaali iyo diinta iyo qowmiyadda hal mudnaan loo arko. Soomaalinimada waxaa lagu micneeyaa fikirka iyo aragtida ku salaysan wadaaga luuqad, diinta, dhaqanka iyo waxyaabo kale oo wadaagaan dadka ku nool Geeska Afrika. Sida ay sheegeen taariikhyahano ku xeel dheer dadka Soomaalida waxaa fikrada Soomaalinimadu bilaabantey horaantii qarnigii 20aad wakhtigii dhaqdhaqaaqa Xoriyad Doonka Gayiga Soomaaliyeed.[1]

Qoraalo Kale

Tixraac

  1. Mohamed Diriye Abdullahi. Culture and Customs of Somalia. Westport, Connecticut, Greenwood Publishing Group, Inc, 2001. p. 24.