Abdi Bile

Cabdi Bile Cabdi (عبدالله بله عبدالله; Abdi Bile; * 28.12.1962,wuxuu ku dhashay magaalada Laascaanood ee gobalka sool. cabdi waa oradyahan caan ah oo umada somaliyeed aad u jeceshahay wuxuuna somali gaarsiyay guul ayna waliged gaarin. wuxuu noqday Somaligii ugu horeeyay ee ku guulaysta oradka aduunka ee 1500 mitir oo ka dhacay magaalada Rooma sanadkii 1987 kuna guulaystay bilada dahabka. cabdi wuxuu kaloo kaalinta sadexaad ka galay oradka aduunka sanadkii 1993 dii oo ku guulaysta bilada naxaasta. wuxuu kakloo cabdi ka galay ciyaaraha fudud ee afrika kaalinta sedexaad wuxuuna ku guulaystay bilada silferka. sanadka 1995 cabdi waxaa la soo daristay guul daradii ugu wayanayd wuxuuna ciyaaraha aduunka ka galay kaalinta lixaad kaas ayaana ahaa ciyaarihii olombikada ee ugu dambeeyay ee uu ka qayb galo.Halyayga Cabdi Bile waxaa lagu sharfay inuu calanka usido orodyahana Somalia umatalaya ciyaaraha olombikada ee london ka dhacay sanadkii 2012. Bile oo ah halyay somalidu si fiican u jeceshahay waxaa uu kunool yahay wadanka maraykanka. Cabdi Bile yaraan tiisii wuxuu ku ordi jirey buurta sayidka oo kutaala magaalada laascaanood.

Abdi Bile
Bile Abdi (482x321).jpg
Image of Abdi Bile
Warbixin shaqsiyadeed
Dhalasho Somali
Dhashay (1962-12-28) 28 Diseembar 1962 ( 57jir)
Laascaanood, Sool
Dhirirka 1.85 m (6 ft 1 in)
Culeeska 75 kg (165 lb)
Isboorti
Isboortiga orodka wadada
Dhacdo 800m, 1500m, mile, 3000m
Kooxda kuliyadeed George Mason
Guulaha
Shaqsiyan ugu fiican 800m: 1:43.60[1]
1500m: 3:30.55[1]
Mile: 3:49.40[1]

waa somali cssn ah

  1. 1.0 1.1 1.2 IAAF. "Athlete profile for Abdi Bile".