Portal:Woqooyiga Ameerika/Sawir xul ah

Sawir xul ah

Portal:Woqooyiga Ameerika/Sawir xul ah/1

Air Force One over Mt. Rushmore
Air Force One over Mt. Rushmore
Xuquuqda sawirka: United States Air Force
Diyaarada madaxweynaha wadanka Maraykanka Air Force One waxay leedahay awood badan iyo qalab aad u casri ah; waxay leedahay furayaasha laga hago dhamaan xarumaha milatari ee wadankaasi isla markaana waxay awood u leedahay ineey iska caabiso qaraxa nukliyeerka.

Portal:Woqooyiga Ameerika/Sawir xul ah/2

U.S. states by date of statehood
U.S. states by date of statehood
Xuquuqda sawirka: Astrokey44
Maab la farsameeyay oo sharaxaya Nidaamkii Gobolada Wadanka Maraykanku u midoobeen.

Portal:Woqooyiga Ameerika/Sawir xul ah/3

Magaalada Minneapolis
Magaalada Minneapolis
Xuquuqda sawirka: Library of Congress
Muuqaalka Farasmagaalka Magaalada Minneapolis ee wadanka Maraykanka halkaasi oo ku dhaqan yihiin tiro dad Soomaali oo gaadhaya ilaa 70,000 qof.

Portal:Woqooyiga Ameerika/Sawir xul ah/4

Apache Wickiup, 1903
Apache Wickiup, 1903
Xuquuqda sawirka: Edward S. Curtis
Aqal wickiup waxaa dhisan jirey qabiilada Ameerikaanka Asalka ah ee loogu tagay qaarada Waqooyiga Ameerika.

Portal:Woqooyiga Ameerika/Sawir xul ah/5

Qabiilka Jibewaha
Qabiilka Jibewaha
Xuquuqda sawirka: Library of Congress
Dumarka Qabiilka Jibeewaha ee ku dhaqan gobolada Minnesota iyo Wiskonsin wadanka Maraykanka. Dadkani waa Ameerikaanka Asalka ah ee qaarada Waqooyiga iyo Koonfurta Ameerika ku noolaa tobanaan kun oo sano. Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan gobolka Minnesota waxay dadkan ku magacaabaan "Cali-beesteen".

Portal:Woqooyiga Ameerika/Sawir xul ah/6

Aqalka Baarlamaanka Kanada
Aqalka Baarlamaanka Kanada
Xuquuqda sawirka: Canada Arts
Aqalka Baarlamaanka Kanada kaasi oo ku yaala magaalo-madaxda Ottawa ee wadanka Kanada.

Portal:Woqooyiga Ameerika/Sawir xul ah/7

Wawona Tree tunnel
Wawona Tree tunnel
Xuquuqda sawirka: Library of Congress
Mid ka mid ah Geedaha Wawona ee ka tirsan dhirta ugu dhaadheer aduunka kuwaasi oo ka baxa Beerta Yosemite National Park ee gobolka Kalifornia, 1918.

Portal:Woqooyiga Ameerika/Sawir xul ah/8 Portal:Woqooyiga Ameerika/Sawir xul ah/8