Portal:Cunto/Sawiro
Sawiro
Sambuusuhu waa cunto aad u caan ah
Misirka cas waa raashin nafaqo badan
Saytuunku waa khudaar bisil oo loo isticmaali karo cunto fudud ahaan
Roodhidu waxay ka mid tahay cuntooyinka loogu isticmaalka badan yahay caalamka
Cunto bisil oo diyaar ah
Baasto waa cunto caan ah
Baytaraaf waa khudaar aad u muhiim ah