Sabaayad ama Kimis waxaa u maleenaa in ee tahay Muufo ama Malawax waa cunto ee cunaan soomaalida, waxaa loo sameeyay sida canjeerada oo kale, laakiin muufada wee ka butacantahay canjeerada, dhandhanka neh woo ka duwanyahay. Sabaayada waxaa lagu cunaa maraq, suugo iyo wixii la mid ah.

Sabaayad iyo suugo