Pizza Hut
Bidsa Hat (Af Ingiriis : Pizza Hut) waa makhaayad sameysa cunto Ameerikaan taasi oo xarumo badan ku leh meelo badan oo caalamka ah. Shirkadani oo ku caanbaxdey sameynta pizzaha ayaa waxaa aasaasay Dan iyo Frank Carney sanadkii 1958 taasi oo laga hirgeliyay wadanka Maraykanka.
File:Pizza Hut logo.svg | |
Makhaayad Cunto | |
Shirkada | Maqaaxi |
La aasaasay | Juun 15, 1958 Wichita, Kansas, U.S. |
Aasaasaha | Dan Carney Frank Carney |
Xarunta | Plano, Texas, U.S.[1] |
Tirada xarumaha | 13,728 meelo kala duwan (as of 2015[update]) |
Alaabta | Italian-American pizza · Baasto · Hilib digaag |
Iska leh |
|
Website | www.pizzahut.com |
Sidoo kale, hudheelka cuntada soonka American ah oo uu leeyahay laamo dalal badan waxaa Almo khubarada nafaqada maqaayad pizza dhammaan noocyada kala duwan, laakiin waa Okhry.kma waxay bixisaa xiriir codsiyada adeegga dibadda ee intaa dheer in suurtagalnimada ee cunaya makhaayad.
Muuqaal wax ka badal
-
Pizza Hut Bistro in Indianapolis, Indiana
-
Pizza Hut in Riyadh, Saudi Arabia
-
Pizza Hut in Angeles City, Philippines
Sidoo kale fiiri wax ka badal
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Xigasho wax ka badal
- ↑ . Wfaa.com https://web.archive.org/web/20110308163804/http://www.wfaa.com/news/daybreak/Instant-Live-8--117521198.html. Waxaa laga kaydiyay the original March 8, 2011. Soo qaatay March 10, 2011. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)