Midowga Umadaha

Midowga Umadaha (Af-Ingiriis: League of Nations; Af-Carabi: عصبة الأمم) wuxuu ahaa urur caalami ah oo la aasaasay 10 Janaayo 1920 ka dib markii in badan oo wadanada caalamka ah shir ku galeen magaalada Baariis ee Faransiiska; si loo xaliyo colaadii Dagaalkii Koowaad ee Aduunka.

Midowga Umaduhu wuxuu ahaa ururkii ugu horeeyay ee bulshada caalamku samaysatay si loo ilaaliyo nabada aduunka.[1]

Guud ahaan ururkani waxaa bedelay Qaramada Midoobay sanadkii 1945 ka dib markuu dhamaaday Dagaalkii Labaad ee Aduunka.

Qoraalo La XidhiidhaEdit

Ku saabsan Qaramada MidoobayEdit

Linkiyo KaleEdit

TixraacEdit

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: