Garsoorada Cadaalada Caalamka
(Waxaa laga soo toosiyay Maxkamada Aduunka)
- Kani waa maqaal ku saabsan Maxkamada Cadaalada QM. Haku khaldin Maxkamada Dambiyada Aduunka (ICC)
- "Boga "Maxkamada Aduunka" iyo "ICJ" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Garsoorada Cadaalada Caalamka (Af Ingiriis : International Court of Justice, loo soo gaabiyo: (ICJ); Af Carabi : ar) (sida caadiga ah loo yaqaano "Garsoorada Aduunka") waa waaxda koowaad QM|cadaalada Qaramada Midoobay]] taasi oo fadhigeedu yahay Dhismaha Nabada Heeg wadanka Holland. Shaqada ugu horeeysa ee hayadani waa ineey xaliso muranka xadadka iyo ilaaliso heshiisyada dhulka ee wadanada xubinta ka ah hayadani. Sidoo kale waxay talobixin siisaa Golaha Sare, hayadaha Qaramada Midoobay iyo wixii soo hoosgala.
Garsoorada Cadaalada Caalamiga | |
---|---|
International Court of Justice Cour internationale de justice | |
La Aasaasay | 1945 |
Wadan | Aduunka oo dhan, Wadanada Xubnaha |
Dhacdaa | Heeg, Holland |
Barta Dhacdo | 52°05′11.76″N 4°17′43.80″E / 52.0866000°N 4.2955000°ECoordinates: 52°05′11.76″N 4°17′43.80″E / 52.0866000°N 4.2955000°E |
Ogolaansho bixiyay | |
Wakhiga Xaakimka | 9 sano |
Boosaska | 15 |
Website | www.icj-cij.org |
Madaxweyne | |
Wakhti xaadirkan | Ronny Abraham[1] |
Ilaa | 6 Febraayo 2015 |
Wakhtiga Hogaanka | 5 Febraayo 2018 |
Madaxweyne ku xigeen | |
Wakhtixaadirka | Cabdulqawi Yusuf[1] |
Ilaa | 6 February 2015 |
Xilwareejin | 5 February 2018 |
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalTixraac
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |