Malag
Malag wadar Malaa'ig (ingiriis: angel; carabi: ملاك) waa qaar ka mid ah makhluuqaadka Alle (s.w.t).
- Kani waa maqaal ku saabsan Malaa'igta.
- Halkan waxaa laga soo toosiyay Malaa'ig.
Malaa'igta oo tiradooda Ilaahay uun yaqaano, waa nooleyaal aad u awood badan, isla markaana isha dadku arki karin.
Malaa'igu waxay u adeegaan Rabbi kor ahaayee, ayagoon seexanin, wax cunin mar ahaantaana aan daalin waligood.