Mahdi Maxamed Guleed "Khadar" (Af Ingiriis : Mahdi Mohammed Gulaid "Khadar"; Af Carabi : ar‎) waxa uu ahaa ku-simaha Ahna Raysal wasaaraha Waqti xaadirkan Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kaasi oo horey u ahaa Ra'iisul wasaare ku xigeen wakhtiyadii udhexeeyay 21 Maarso 2017 ilaa 25 Luulyo 2020.[3]

Mudane

Mahdi Maxamed Guuleed "Khadar"
"مهدي محمد جوليد "خضر
Mahdi 2020
Ku-simaha Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya[1]
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
xafiiska la wareegay
25 Luulyo 2020
MadaxweyneMaxamed Cabdulaahi Maxamed
ka horeeyayXasan Cali Khayre
Ra'iisul waraarahe ku xigeenka 19aad
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
21 Maarso 2017 – 25 Luuliyo 2020
MadaxweyneMaxamed Cabdulaahi Maxamed
Raiisel wasaareXasan Cali Khayre
ka horeeyayMaxamed Cumar Carte[2]
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay
Mahdi Maxamed Guuleed

Awaare, Itoobiya
XisbigaMadaxbannaaan
Ciyaalka7
DegenaanshoMuqdisho, Soomaaliya
WaxbarashoUniversity of London
Abaalmarinta2

Khadar farogelin muu ka yeelin arrimaha Dhulka muransan (Waqooyiga Soomaaliya)

Hordhac wax ka badal

Mahdi maxamed guuleed wuxuu ka soo jeeda beesha ugu balaadhan isaaq ee Ciidagale Mahdi guuleed waa Raysal wasaaraha waqti xaadirkan sii hayaha ah. Waana nin aad u firfircoon karti badan wax qabadkiisu Aad u cad yahay Soomali oo dhana jeceshahay

Tixraac wax ka badal

  1. . CGTN https://africa.cgtn.com/2020/07/25/somali-president-appoints-caretaker-prime-minister-after-ali-khaires-ouster/. Soo qaatay July 25, 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Saddexaad 23, 2016. Soo qaatay July 25, 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  3. http://www.xinhuanet.com/english/2020-07/26/c_139240332.htm. Soo qaatay July 25, 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)