Ma NooleEdit

Ma Noole (Ingiriis: Non-Living Thing) waa wax walba oo billaa naf ah, aan xarakaad samayn karin isla markaasna laga hello oogada dhulka ama meere kale.

Ma Noole waxa lid ama ka soo horjeed ku ah kalmada Noole oo lagu qeexo dhamaan wixii naf ku jirto.

Qeeybaha Ma NoolahaEdit


Kala Duwanaanta Ma NoolahaEdit