Libaaxbadeed ama Libaax Badeed (Af Carabi : arAf-Taliyaani : squalo ama pescecane Af Ingiriis : shark) waa kaluun dheer, wayn oo bada ku dhex nool kaas oo cuna hilibka xayawaanka iyo kaluunka. Xayawaanku waxay ku yaallaan badda cas iyo badda Hindiya, waxay kalluumeysi ku leedahay bada Hindiya ee kuyaalka Siofa.

Libaaxbadeed
Ilkaha iyo miciyada libaaxbadeedka


Noocyada Libaaxbadeedka

wax ka badal
 
Noocyo badan oo libaaxbadeed ah.
 
Libaaxbadeedka Madax-dube.

Noocyada libaaxbadeedku way kala duwan yihiin, qaarkood aad ayay u waawayn yihiin, kuwo kalena waa yaryar yihiin.

Libaaxbadeedka laga helo badaha Soomaaliya waxaa ka mid ah:

  • Dhagocad
  • Canwar ama Canweer
  • Baalaley iyo
  • Jeerjeer

Qaab-dhismeedka Libaaxbadeedka

wax ka badal
 
Qaabdhismeedka jidhka Libaaxbadeedka
 
Ilkaha libaaxbadeedka
 
Ukunta libaaxbadeedka