Mici wadar ahaan loo yaqaano Miciyo (Af-Taliyaani : canino superiore Af Ingiriis : maxillary canine) waa ilig dheer, cad, adag oo afka dadka ku dhex yaala.

Mici
Ilkaha qofka qaandhaadhla ah.
Ilkaha dhaadheer ee afka waxa loo yaqaanaa miciyo.
Muuqaalka ilkaha, gowsaha iyo miciyada dadka.

Miciyuhu waxay ka soo baxaan ciridka ku dhex yaala afka.

Shaqada miciyuhu waa ineey qaniinaan isla markaana soo gooyaan walxaha afka soo dhexgala iyo ineey qaab u sameeyaan dhabanada.

Qofka qaangaadhka ah wuxuu leeyahay 32 ilig oo u kala baxa, 20 gows, 4 mici iyo 8 ilig. Sidoo kale, ilkuhu waxay ku kala yaalaan daanka sare - oo leh 16 ilig - iyo daanka hoose oo leh 16 ilig.