Haku khaldin wadanka Koonfur Afrika.

Koonfurta Afrika (Af Ingiriis : Southern Africa; Af Carabi : ar‎) waa gobolka ugu xiga dhinaca koonfurta qaarada Afrika, taasi oo aad ugu kala duwan deegaan ahaan, juquraafi ahaan iyo siyaasad ahaan dhamaan gobolada kale ee qaarada. Sida ku xusan qawaaniinta gobolada ee dejisay Jimciyada Qarama Midoobay[1] deegaanka Koonfurta Afrika waxay ka kooban tahay ilaa 11 wadan[2] kuwaasi oo kala ah: Angola, Botswana, Lesotho, Malawi, Mozambique, Naamibiya, Koonfur Afrika, Iswasiland, Tanzania, Zambia, iyo Zimbabwe.

  Juquraafi ahaan dhamaan
  Ururuka Horumarinta Bulshada Koonfurta Afrika (SADC)


Sidoo Kale Fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. . United Nations. 2013-10-31 http://unstats.un.org/unsd/methods/m49/m49regin.htm. Soo qaatay 2015-01-28.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2011-07-13. Soo qaatay 2016-07-25.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)