Open main menu
  Wadanada Galbeedka Afrika (Gobolada Qaramada Midoobay)
  Deegaanka Magrib (Gobol), kaasi oo ah deegaan ka baxsan Galbeedka Afrika.

Galbeedka Afrika (Af-Ingiriis: West Africa; Af-Carabi: غرب أفريقيا; sidoo kale loo yaqaano Dadka Galbeedka Afrika People of Western Africa) waa deegaan balaadhan oo dhaca galbeedka qaarada Afrika, taasi oo leh 18 wadan kuwasi oo kala ah: Benin, Burkina Faso, the island of Cape Verde, Gambia, Ghana, Guinea, Guinea-Bissau, Ivory Coast, Liberia, Mali, Mauritania, Niger, Nigeria, the island of Saint Helena, Senegal, Sierra Leone, Sao Tome and Principe and Togo.

Galbeedka Afrika
West Africa
Area 5,112,903 km2 (7aad)[1]
Bulshada 340,000,000 (2013 qiyaas) (4aad)[2]
Cufnaanta 49.2/km2 (127.5/sq mi)[3]
Dadka Galbeedka Afrikan (West African}
Wadanada

Sidoo Kale FiiriEdit

TixraacEdit

  1. name="Economic Community of West African States"
  2. name="Economic Community of West African States" Data and Statistics gathered from the West Africa Economic Community of West African States.
  3. name="Economic Community of West African States"