Badhtamaha Afrika

  Badhtamaha Afrika
  Deegaanka Badhtamaha Afrika (Xadka Qaramada Midoobay)
  Dalalka Federalka Badhtamaha Afrika
Fiidiyowgan waxaa laga soo duubay dayaxa waa muuqaalka sare ee Badhtamaha Afrika.

Badhtanka Afrika (Af Ingiriis : Central Africa; Af carabi: وسط أفريقيا) waa deegaan xudun u ah badhtamaha qaarada Afrika, taasi oo ka kooban tiro wadano ah, sida: Burundi, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika, Jad, Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo, iyo Ruwanda.[1]

Sidoo Kale FiiriEdit

TixraacEdit