Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ( NEC ) (Af-Ingiriisi Somaliland National Electoral Commission ; AF-Carabi لجنة الانتخابات الوطنية في صوماليلاند‎ ) waa komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland .Komishanku wuxuu abaabulaa doorashooyinka madaxtinimada Somaliland, doorashooyinka baarlamaanka, doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo aftida . Guddoomiyaha hadda ee guddiga waa Cabdirashiid Maxamud Cali

Republic of Somaliland
National Electoral Commission
Komishanka Doorashooyinka Qaranka
'Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland KDQ
Commission Wasaarada
La-sameeyay2000
NoocaHay'ad madax-bannaan oo sharci ah
Hoos-tegtaFile:Flag of somalia.svg Somaliland
Xarunta
sare
Hargeisa, Somaliland
Commission Fulinta
Bartawww.slnec.com

Xubnaha wax ka badal

Komishanku wuxuu ka kooban yahay toddoba xubnood, saddex ka mid ah waxa magacaabay Madaxweynaha Somaliland, laba waxa magacaabay Golaha Guurtida, labada soo hadhayna waxa soo magacaabay xisbiyada mucaaradka ah . Magacaabista kadib waxaa ansixinaya Golaha Wakiilada, muddada xafiiska ee guddiga waa shan sano.

Tixraacyo wax ka badal

Xiriirinta dibedda wax ka badal