Badraan

(Waxaa laga soo toosiyay Kibirnimada)

badraan ama Kibirnimada (ingiriis arrogance ama hubris) waxa weeyaan akhlaaq, dhaqan, iyo adaab xun. Dadka sidaas ah wexey isku arkaan iney dadka kale ka fiican yihiin, iyaga oo khaldan. Aqoon iyo xirfadba si khaldaan bey wax u qiyaasaan. Wexey jecelyihiin anaaninimada iyo iney dadka kale hoosaysiiyaan. Markey hadlaan waxaad mooda inu isku arko inu dadka oodhan ka xoogbadan yahay oo ka sarreeyo. Kalimadda kibir Quraanka kariimka wey ku taala, suradda Baqara markuu Ibliis diidey inuu sujuudo. Kitaabka quduska wuxuu leeyahay, dabeecadaha xunxun ee dadka: damaca, kibirka, munaafaqnimada diinta, dabeecada qallafsan, kalgacal qoys la'aanta, iyo is-xakameyn la'aanta. Maalmaha ugu dambeeya waxay dhammaan doonaan marka Ilaah si buuxda u maamulo dhulka Boqortooyada Ilaahay.

Dheriga madow (550 BC) oo muujinaya Prometheus oo u adeegaya xukunkiisa, kuna xidhan tiir.

Sidoo kale eeg wax ka badal