Khulafada umawiyiinta
khulafada umawiyiinta waxey ka koobnaayeen afar iyo toban khaliif, oo ka tlaiyeen Dawalada umawiyiinta, waxaa ugu horeeyay Mucawiya oo talda qabtay 41H, waxaana ugu dambeyay marwaan bin muxamad oo Cabaasiyiinta xilka ka tuureen 132H
Magaca | Mudada xilka |
---|---|
Khilaafda dawlada umawiyiinta ee Dimishiq [1] | |
mucaawiya bin abii sufyaan | 661–698 |
yaziid bin mucaawiya | 680–683 |
mucaawiya bin yaziid | 683–685 |
marwaan bin xakam | 684–685 |
cabdilmalik bin marwaan | 685–705 |
Waliid bin cabdilmalik | 705–715 |
Suleymaan bin cabdilmalik | 715–718 |
Cumar bin cabdi caziiz | 717–720 |
Yaziid bin cabdilmalik | 720–724 |
Hishaam bin cabdilmalik | 724–743 |
Waliid bin yaziid | 743–744 |
Yaziid bin waliid | 744 |
Ibraahiim bin waliid | 744 |
Marwaan bin maxamad, wuxuu caasimada u raray xaraan | 744-750 |
Sidoo kale fiiri
wax ka badalXigasho
wax ka badal- ↑ تاريخ الدولة العليّة العثمانية، تأليف: الأستاذ محمد فريد بك المحامي، تحقيق: الدكتور إحسان حقي، دار النفائس، الطبعة العاشرة: 1427 هـ - 2006 م، صفحة: 30، بيروت - لبنان ISBN 9953-18-084-9