Abuu cabaas Waliid bin cabdilmalik bin Marwaan (afka carabiga; أبو العباس الوليد بن عبد الملك بن مروان الأموي القرشي) waa khaliifka umawiyiinta sanadihii 86\705 ilaa 96H\715, waxaa dhalay cabdilmalik bin Marwaan, waqtigiisa waxay dawlada gaartay heerkeedii ugu fiicnaa, waxaa muslimiinta furteen andalus, bukhaara, samraqanda, dhulka sindi iyo kaashgara, waxeyna dawlada noqotay tii ugu balaarneed taariikhda[1]. Waliid sidoo kale waxaa uu badiyay dhismooyinka, waxa uu dhisay masjidka umawiyiinta sidoo kale masjidka nabiga iyo masjidka aqsaa ayuu balaariyay, waxa uu xooga saaray daryeelka bulshada, caawinta masaakiinta iyo naafada.

Template:Good article

Waliid bin cabdilmalik
الوليد بن عبدالملك
Diinaar dahab ah ee waliid, laga soo saaray Dimishiq, 707/08 CE
Khaliifka lixaad ee Umawiyiinta
Xilka9 Oktoobar 705 – 25 janawari or 11 Maarso 715
Ka horeeyayCabdilmalik bin marwaan
Ku xigaySuleymaan bin cabdilmalik
Dhashayc. 674
Medina, xijaas, jasiirada carabta
Dhintey23 Febraayo 715 (41jir)
Deer muraan, Dimishiq, shaam
Ku aasanBaab saqiir, Dimishiq
Xaaska
  • ʿciza binti ʿcabdicaziiz bin ʿcamar
  • Shah-i Afrid bint Peroz III
  • Umu baniin binti cabdicaziiz bin Marwaan
  • Umu ʿcabdallāh bint ʿcabdallāh ibn ʿcamar ibn ʿcusmaan
Issue
Magaca oo dhameestiran
Abuu cabaas waliid bin ʿcabdilmalik bin Marwaan
HoygaReer marwaan
SaldanadDowladii Umawiyiinta
AaboCabdilmalik bin marwaan
HooyoWalaada binti cabaasʾ al-ʿcabasiya
DiintaIslam

Taariikhdiisa

wax ka badal

Furashooyinkiisa

wax ka badal

wax qabadkiisa

wax ka badal

Dhimashadiisa

wax ka badal
  1. Template:استشهاد ويب
  2. Crone & Hinds 1986, pp. 8–9.