Amiir Al-mu'miniin (afka carabiga; أمير المؤمنين) waa magac loogu yeeri jiray hogaanka ugu sareeya ee muslimiinta, cumar bin khadaab ayaa ahaa khaliifkii ugu horeeyay ee loogu yeero magacaas[1], kadib khulafada ka dambeeyay sida umawiyiinta iyo cabaasiyiinta ayaa loogu yeeri jiray magacaan.

Siduu ku yimid magacaan wax ka badal

Markuu dhintay rasuulka scw oo abuubakar sadiiq hogaanka muslimiinta qabtay dadka waxey ugu yeeri jireen "khaliifka rasuulka scw" asna markuu dhintay oo cumar talada qabtay waxey ugu yeereen "khaliifka khaliifkii rasuulka scw" taasi oo keentay culees maadaama maga uu dheer yahay khulafada ka sii dambeysana uu sii dheeraan doono, qaar saxaabada ka mid ah ayaa cumar ku dhaheen "adiga amiirkeena baa tahay anagana mu'miniinta baa nahay hadaba waxaa tahay amiirka mu'miniita [2]

Xigasho wax ka badal

  1. https://mawdoo3.com/%D8%A3%D9%88%D9%84_%D9%85%D9%86_%D9%84%D9%82%D8%A8_%D8%A8%D8%A3%D9%85%D9%8A%D8%B1_%D8%A7%D9%84%D9%85%D8%A4%D9%85%D9%86%D9%8A%D9%86#cite_note-KwEs7tvxqo-1
  2. " الذي أطلق على عمر بن الخطاب أمير المؤمنين"، fatwa.islamweb.net، اطّلع عليه بتاريخ 19-9-2018. بتصرّف إقرأ المزيد على موضوع.كوم: https://mawdoo3.com/%D8%A3%D9%88%D9%84_%D9%85%D9%86_%D9%84%D9%82%D8%A8_%D8%A8%D8%A3%D9%85%D9%8A%D8%B1_%D8%A7%D9%84%D9%85%D8%A4%D9%85%D9%86%D9%8A%D9%86