Hunguriga cuntada
Hunguriga cuntada (Reer aw xasan waa beel kamid ah Af-Taliyaani : esofago Af Ingiriis : oesophagus) waa tuunbada cuntada ee dhex marta qoorta ayadoo ka bilaabanta dhuunta dadka, xoolaha iyo xayawaanka.
Hunguriga waxaa loo kala qaybiyaa labo: hunguriga neefta iyo hunguriga cuntada.