Hirarka kuleylka yurub 2006

Hirarka kuleylka yurub ee 2006-da waxay ahayd xilligii cimilada kulul ee soo gaadhay yurub dhammaadkii Juun 2006, qaar ka mid ah dalalka Yurub. Ingiriiska, Faransiiska, Beljim, Holland, Luxembourg, Talyaaniga, Booland, Czech Republic, Hungary, Jarmalka iyo qaybo ka mid ah galbeedka Ruushka ayaa aad u saamaysay. Diiwaano dhowr ah ayaa la jebiyey. Wadamada Netherlands, Belgium, Germany, Irland iyo Boqortooyada Ingiriiska, bishii July 2006 waxay ahayd bishii ugu kululeed.

Hirarka kuleylka yurub 2006
Taariikhda26 Juun 2006 (2006-06-26) – 30 Luuliyo 2006 (2006-07-30)
GoobtaGalbeedka yurub
Noocahirarka kuleylka