Goroyo Soomaali
(Waxaa laga soo toosiyay Goronyo soomaaliyeed)
Goroyo soomaali | |
---|---|
[[file:|2|alt=]] | |
Lab | |
Dhedig | |
Xaalad xanaaneed | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Xayawaan |
Gacalka: | Shimbir dhul |
Suberdirka: | Paleognathae |
Dirka: | Struthioniformes |
Bahka: | Struthionidae |
Duulka: | Struthio |
Noocyada: | S. molybdophanes |
Magaca laba-geesoodka ah | |
Struthio molybdophanes Reichenow, 1883 | |
Eray la mid ah | |
Struthio camelus molybdophanes |
Goronyo Soomaali (Af Ingiriis : Somali ostrich) (magaca Sayniska Struthio molybdophanes) waa shimbir u eg goronyada taasi oo ku dhaqan deegaano badan oo ka mid ah Geeska Afrika, gaar ahaan cariga ku dhaqan yihiin dadka Soomaalidu. Wakhtiyadii hore waxaa lagu tirin jiray goronyada hase yeeshee sanadkii 2014 ayaa la ogaaday inuu soocanyahay goronyada oo uu yahay nooc gaar u madax banaan.
Sido kale fiiri
Tixraac
- ↑ IUCN|id=22732795 |title=Struthio molybdophanes |assessors=BirdLife International |version=2014.2 |year=2014 |accessdate=19 June 2012