Gool (carabi: لبؤة laatiin: lea taliyaani: leonessa ingiriis: lioness) waa dhediga libaaxa taas oo ka mid ah xayawaanka Bahda Bisada loo yaqaano.

Gooshu waa xayawaan khatar badan oo ku fiican ugaadhsiga.

Gooshu waa xayawaan naasley aha, ayadoo nuujisa caano ilmaheeda.

Gooshu waxay aad ugu fiican tahay ugaadhsiga ayadoo si cajab badan u gaada neefka ay ugaadhsaneyso.