Golaha Kalsoonida Qaramada Midoobay

Golaha Kalsoonida Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Trusteeship Council, loo soo gaabiyo: (UNTC); Af Carabi : ar‎) waa xubin ka mid ah xubnaha ugu muhiimsan Qaramada Midoobay taasi oo loo sameeyay si ay u caawiso maamulka iyo gacan ku haynta deegaanada lagu aaminay Qaramada Midoobay. Sidoo kale ula jeedada ururku wuxuu ahaa inuu gacan ka geysto maamulida deegaanada aan weli madaxbanaanida qaadan isla markaana hoostegin wadanadii gumeystaha, iyo inuu ilaaliyo xidhiidhka iyo nabada caalamiga ah.

Golaha Kalsoonida Qaramada Midoobay
Golaha Kalsoonida Qaramada Midoobay
United Nations Trusteeship Council
Conseil de tutelle des Nations unies (Af-Faransiis)
Fadhiga Golaha KalsooKalsoonida, xarunta QM, Caasimada New York
Samaysmay1945
NoocaXubin muhiim ah (madax)
SharcigaMa shaqayso (laga soo bilaabo 1994)
Hogaanka
Madaxweyne
Alexis Lamek
Faransiiska

Madaxweyne-kuxigeen

Peter Wilson
Ingiriis
Ururka leh
Qaramada Midoobay
Websitewww.un.org/en/mainbodies/trusteeship
Dunida sanadkii 1945, xubnaha Golaha Kalsoonida QM waa midabka cagaaran.
Dunida sanadka 2010, ma lahan ddeegaano leh Golaha Kalsoonida

Si kastaba ha ahaatee, Dagaalkii Labaad ee Aduunka wixii ka dambeeyay waxaa deegaano badan noqdeen wadano xor ah taasi oo meesha ka saartey farogelintii iyo maamulkii Golaha Kalsoonida Qaramada Midoobay.

Qoraalo La Xidhiidha

wax ka badal

Linkiyo Kale

wax ka badal
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: