Gobolada Jabuuti waa deegaano ku kala duwan dhinaca Juquraafiga kuwaasi oo adeegsadaan maamulka dowladu. Waxaa jira lix maamul heer goboleed.

Regions of Djibouti
Gobolada Jabuuti (Somali)
Rakaakay Gabuutih (Afar)
Qeybtagobolo
WadankaJamhuuriyada Jabuuti
Tirada6 Gobol
Maamulka SareDowlad
Maamulka hooseDegmo

Taariikh wax ka badal

Markii ugu horeeysay sanadkii 1914 ayaa dhulka Jabuuti loo qeybiyay labo gobol oo kala ahaa "Gobolka Ciisaha" iyo "Gobolka Danaakiisha".[1]

Markii dowlada Jabuuti qaadatey xornimada sanadkii 1977 ayaa si rasmi ah wadanka loogu kala qeybiyay 6 gobol.

Gobolada wax ka badal

Gobolada
Gobol Baaxad Bulshada Caasimad
Gobolka Jabuuti 200 km2 748,000 Caasimada Jabuuti
Gobolka Cali Sabiix 2,400 km2 71,640 Cali Sabiix
Gobolka Carta 1,800 km2 40,163 Carta
Gobolka Dikhil 7,200 km2 83,409 Dikhil
Gobolka Tajuura 7,100 km2 89,567 Tajuura
Gobolka Obokh 4,700 km2 37,856 Obokh

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. The first administrative division of the territory, in 1914, defined two zones besides the city of Djibouti: the districts "Dankali" and "Issa".