Golaha Kalsoonida Qaramada Midoobay
(Waxaa laga soo toosiyay GKQM)
Golaha Kalsoonida Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Trusteeship Council, loo soo gaabiyo: (UNTC); Af Carabi : ar) waa xubin ka mid ah xubnaha ugu muhiimsan Qaramada Midoobay taasi oo loo sameeyay si ay u caawiso maamulka iyo gacan ku haynta deegaanada lagu aaminay Qaramada Midoobay. Sidoo kale ula jeedada ururku wuxuu ahaa inuu gacan ka geysto maamulida deegaanada aan weli madaxbanaanida qaadan isla markaana hoostegin wadanadii gumeystaha, iyo inuu ilaaliyo xidhiidhka iyo nabada caalamiga ah.
Golaha Kalsoonida Qaramada Midoobay United Nations Trusteeship Council Conseil de tutelle des Nations unies (Af-Faransiis) | |
Samaysmay | 1945 |
---|---|
Nooca | Xubin muhiim ah (madax) |
Sharciga | Ma shaqayso (laga soo bilaabo 1994) |
Hogaanka | Madaxweyne
Madaxweyne-kuxigeen
|
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
Website | www.un.org/en/mainbodies/trusteeship |
Si kastaba ha ahaatee, Dagaalkii Labaad ee Aduunka wixii ka dambeeyay waxaa deegaano badan noqdeen wadano xor ah taasi oo meesha ka saartey farogelintii iyo maamulkii Golaha Kalsoonida Qaramada Midoobay.
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalLinkiyo Kale
wax ka badalTixraac
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |