Fool wadar ahaan loo yaqaano Foolal (Af Carabi : arAf-Taliyaani : incisivo Af Ingiriis : incisor) waa afarta ilkood ee sare iyo afarta hoose ee afka dadka xaga hore kaga taala.

Ilkaha qofka qaandhaadhla ah.
Qaabdhismeedka ilkaha dadka.
Gows dambeed.

Foolashu waa sideeda ilig ee ilkaha dadka. Foolasha waxaa ku xiga miciyada.

Cilmiga barashada, daawaynta iyo fahanka ilkaha iyo ciridka aadamaha waxaa loo yaqaanaa "Dental". Ilkaha oo dhamaantood ah 32, ayaa waxa loo kala saaraa Ilkaha sare iyo ilkaha hoose.

Ilmaha yar ee dadku wuxuu leeyahay 20 ilig, laakiin qofka qaangaadhka ah wuxuu leeyahay 32 ilig oo u kala baxa 4 fool, 20 gows, 4 mici iyo 4 ilig. Sidoo kale, ilkuhu waxay ku kala yaalaan daanka sare - oo leh 16 ilig - iyo daanka hoose oo leh 16 ilig.