Dowladaha Baldiiqa (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : The Baltic states) waa magac loo yaqaan sadex dowlad oo ka mida wadamada yurub, oo kala ah Estoniya[1], Latfia[2] iyo  Lithuania[3], hore waxaa uga mid ahaa finland hase yeeshee way ka baxday,

sadexda dowlad ee baltiiqa

dowladaha baldiiqa ayaa saaran bada baldiiqa oo ah qayb ka mida bada woqooyi, magaca dowladahaas ayaa waxaa keenay badaas baldiiqa oo loogu magac daray,

 sidoo kale eg wax ka badal

Tixraac wax ka badal