Dowlad madax banaan ama wadan madax banaan(Af Ingiriis : Sovereign state; Af Carabi : ar‎) waa dowlada ka talisa dhul cayiman, gude iyo dibadba ku madax banaan, qaanuun iyo degaan joogto ahna leh. Dowladaha madaxa banaan ee caalamka waxay intooda ugu badan xubin ka yihiin Ururka Qaramada Midoobay.

wadanada madaxa banaan leh ee aduunka

Eeg sidoo kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal