Dhudhun
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeeg dhererka. adeegsi kale, eeg Dhudhun (faah faahin).
Dhudhun waa halbeeg cabir oo Soomaalidii hore isticmaali jirtey. Dhudhun waxaa loo isticmaalaa cabirka dhererka.
Dhudhun waxay u dhiganta 0.050 mitir.
Dhudhun waa halbeeg cabir oo Soomaalidii hore isticmaali jirtey. Dhudhun waxaa loo isticmaalaa cabirka dhererka.
Dhudhun waxay u dhiganta 0.050 mitir.