Open main menu

Wikipedia β

Dayax Madoowaad

Dayax MadoowaadEdit

 
Dayax Madoowaad waa marka dhulku kala dhexgalo dayaxa iyo qoraxda taas oo dayaxa ka qarisa ileyska qoraxda.

Dayax Madoowaad (Ingiriis: Lunar Eclipse) waa marka dhulku kala dhexgalo dayaxa iyo qoraxda taas oo dayaxa ka qarisa ileyska qoraxda. Dayax Madoowaadku wuxuu dhacaa wakhtiga habeen ah taas oo ileyska qoraxdu ka qarsoomo dayax. Dayaxu malaha iftiin isaga u gaar ah laakiin wuxuu soo celiyaa falaadhaha ileys ee qoraxda.

Qorax Madoowaad ayaa lid ku ah Dayax Madoowaadka.

Taariikhda Dayax MadoowaadkaEdit

Dayax Madoowaadka MeereyaashaEdit

Meere Dhul Cimiga Xidigaha