Dadka Tigreega
Dadka Tigriga waa dad dago Koonfurta woqooyiga iyo dhaxbartanka Ereteriya. meelaha kale ee deganyihiin waxaa ka mid ah woqooyiga dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Tigray iyo magaalo yaasha kale oo u dhaw. Dadka tigriya 100 kiiba 96.6% waxee degenyihiin gobolka Tigray ee dalka itoobiya, waxeena shacabka itoobiya ee daboolaan 100kiiba 6.2%, waa 4.5 milyan oo qof, 2.25 miliyan oo qof waxee degenyihiin dalka ereteriya, ayaga oo 50% daboolo shacabka ereteriya. haku qaldamin Dadka Tigregaga ah oo ku hadlo luqada Af-Tigre.
Thiinada guud ee dadka | ||||||||||||||||||||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
10,339,400 | ||||||||||||||||||||||||||||||
Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||||||||||||||||||||||||||
| ||||||||||||||||||||||||||||||
Luqada | ||||||||||||||||||||||||||||||
Af-Tigrinya · Amxaari · Carabi · Af-Hebrow | ||||||||||||||||||||||||||||||
Diinta | ||||||||||||||||||||||||||||||
Masiixiyad · Islaam · Yuhuuda | ||||||||||||||||||||||||||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | ||||||||||||||||||||||||||||||