Koka-Kola
(Waxaa laga soo toosiyay Coca cola)
Koka-Kola (Af Ingiriis : Coca-Cola; Af Carabi : ar) sida badan loo yaqaano Kook (Coke), waa cabitaan fudud oo lagu daray Kaarboon[1] kaasi ooy soo saarto Shirkada Koka-Kola ee fadhigeedu yahay Atlanta, Joorjiya Cariga Maraykanka.
Nooca | Cabitaan |
---|---|
Soosaare | Shirkada Koka-Kola |
Wadanka asalka | Maraykanka |
La soo bandhigay | Maajo 8, 1886 |
Midab | Caramel E-150d |
Dhadhan | Kola |
Kala duwanansho | |
Waxa la xidhiidha | Pepsi RC Cola Afri-Cola Postobón Inca Kola Kola Real Cavan Cola |
Website | www.coca-colacompany.com |
Hordhac
Dhamaadkii qarnigii 19aad ayaa nin saynisyahan oo lagu magacaabi jirey John Bemberton wuxuu rabay inuu sameeyo daawo, laakiin walxihii uu isku dardaray waxaa uga soo baxay cabitaanka maanta Koka-Kolaha loo yaqaano. Badhtamihii qarnigii 20aad ayaa cabitaanka Koka-kola aad u soo shaacbaxay oo suuq fiican yeeshay. Magaca cabitaanka waxaa laga keenay magacyada waxyaabaha ka samaysan yahay ee kala ah midhaha kola (oo ah mida kaafeiinta leh) iyo caleenta geedka kooka.[2]
Muuqaalo
Sidoo kale fiiri
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Xigasho
- ↑ In June 2012, Coca-Cola announced its intentions to begin distributing in Myanmar. Stafford, Leon (September 9, 2012). http://www.ajc.com/news/business/coca-cola-to-spend-30-billion-to-grow-globally/nR6YS/. Soo qaatay January 24, 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-10-21. Soo qaatay 2017-07-23. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)