Cabitaan fudud (Af Ingiriis : soft drink; Af Carabi : ar‎) sida badan loo yaqaano cabitaan qaboow, waa cabitaan lagu daray Kaarboonayt,[1] macaaneeye (sida sonkor), iyo walxo kale oo loogu tallogalay ineey dhadhan fiican iyo midab u sameeyaan cabitaankaasi. Inta ugu badan cabitaanka fudud waxaa lagu daraa sonkor, dheecaanka midhaha, iyo waxyaabo kale oo la farsameeyay.[2][3] if the drink is to be considered non-alcoholic.[4]

Cabitaan qaboow
Dhalada cabitaanka Koka-Kola

Hordhac

Dhamaadkii qarnigii 19aad ayaa nin saynisyahan oo lagu magacaabi jirey John Bemberton wuxuu rabay inuu sameeyo daawo, laakiin walxihii uu isku dardaray waxaa uga soo baxay cabitaanka maanta Koka-Kolaha loo yaqaano. Badhtamihii qarnigii 20aad ayaa cabitaanka Koka-kola aad u soo shaacbaxay oo suuq fiican yeeshay. Magaca cabitaanka waxaa laga keenay magacyada waxyaabaha ka samaysan yahay ee kala ah midhaha kola (oo ah mida kaafeiinta leh) iyo caleenta geedka kooka.[5]

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Xigasho

  1. In June 2012, Coca-Cola announced its intentions to begin distributing in Myanmar. Stafford, Leon (September 9, 2012). http://www.ajc.com/news/business/coca-cola-to-spend-30-billion-to-grow-globally/nR6YS/. Soo qaatay January 24, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Nuqul Archive". United States Government. Waxaa laga kaydiyay the original 13 June 2011. Soo qaatay 25 February 2011.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin) See §7.71, paragraphs (e) and (f).
  3. "Nuqul Archive". Alcoholfree.co.uk. 2012-01-08. Waxaa laga kaydiyay the original 2012-02-20. Soo qaatay 2013-03-26.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. Bangor Daily News, April 8, 2010. http://www.bangordailynews.com/detail/126224.html[dead link]
  5. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-10-21. Soo qaatay 2017-07-29.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)