Cali Galayr

(Waxaa laga soo toosiyay Cali Khaliif Galayr)

Cali Khaliif Galayr, waxoo dhashtay 1941dii waxoona ahaa ra'iisul wasaaraha Soomaaliya kabilaabato Oktoobar 8dii 2000 ilaa oktoobar 28 2001. Galayr wxuuu lahaa cilmiga dhinaca siyaasadeed iyo dhaqaalaha dhanka reer Darawiish. waxuuna wax ku soo bartay jaamacad ku taalo dalka Maraykanka. Ka dib, wuxuu noqday madaxweynaha maamulkii Khaatumo ee jamhuuriyada Somaliland heshiiska la galay 2018. Cali Khaliif wuxuu xanuun uugu geeriyoodey magaalada jigjiga e Dowlad deegaanka soomalida e itoobiya 2020.

Cali Khaliif Galayr
علي خليف غلير
Madaxweynaha Khatumo State
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
xafiiska la wareegay
14 August 2014
MadaxweyneMohamed Abdullahi Mohamed
ka horeeyayMohamed Yusuf Jama
Xubin ka ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
xafiiska la wareegay
4 November 2012
raiisul wasaaraha 8aad
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
8 October 2000 – 28 October 2001
MadaxweyneCabdiqaasim Salaad Xassan
ka horeeyayCumar Carte Qaalib
Ku xigayCusmaan Jaamac Cali
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay(1941-10-15)15 Oktoobar 1941
Las Anod, British Somaliland
Dhintay8. Oktoobar 2020(2020-10-08) (da'da 78jir)
Xisbigaka madaxbanaan
Alma materBoston University
Syracuse University
Harvard University

Taariikh nololeedka Galydh wax ka badal

Galyr waxoo ku dhashtay magaalada Laascaanood sanadka marka oo ahaa 1941. waxoona wax barasho ku soo dhameestay, jaamacad ku taalo magaalada Boston ee dalka mareykanka. Galayr waxoo ka qeeb galay siyaasada Soomaaliya waxii ka danbeeyay 1966dii. waxoona ahaa nin ganacsiga aad u yaqaan. waxoo ka shaqeen jiray warshadaha sonkorta oo ku taalo magaalada Jowhar, waxoona la shaqeen jiray warshadaha caalamka, gaar ahaan kuwa ingriiska. 1979kii Galayr waxaa loo doortay ka qeebgalka baarlamaanka. 1980kii mudane Maxamed Siyaad Barre waxoo Galayr ku wareejiyay wasiirka Warshadaha Waxa uuna isaga tegay dalka. 1989 ilaa 1996 galayr waxoo profisor ka ahaa jaamacadi ku taalo dalka mareykanka. 1999 Galayr waxoo ka mid ahaa, shirarkii carta, Jabuuti. sanadka marka oo ahaa 2000 madaxweynaha DKMG mudane Cabdiqaasim Salaad Xassan waxoo Galayr u doortay ra'iisul wasaaraha soomaaliya. sanadka marka oo ahaa 2001, Galayr waxoo ahaa ninka kaliya oo ka bixiyay ciidamada itoobiyanka gobolka gedo. ayaga oo markaa heestay gobolkaas sanadka marka oo ahaa 1996 ilaa 2001dii.