Cabdiqaasim Salaad

madaxweyna soomaliya soo maray
(Waxaa laga soo toosiyay Cabdi Qaasim salaad xasan)

Cabdiqaasim Salaad Xassan (carab:عبدي قاسم صلاد حسن) wuxuu dhashay sanadku markuu ahaa 1941dii.waxa uu bartay qur,aanka asaga oo yar kadib wax barashadiisa waxa oo ka bilaabay magaalada gaalkacyo cabdiqaasim waxa uu ku soo biiray Siyaasadda asaga oo da,yar waxa oo noqday wasiirkii ugu da, da yaraa ee soo mara taariikhda soomaaliya .cabdiqaasim waxa oo ka soo qabtay dowladii hore ee soomaaliya xilal kala duwan oo u badan wasiirnimo sida (( wasiirka arimaha gudaha wasiirka maaliyada wasiirka waxbarashada )), cabdiqaasim salaad xasan markii ee burburtay dowladii soomaaliya waxaa uu aaday dibada inta badanna ma uusan imaan jirin dalka . cabdiqaasim salaad xasan waxa uu isku soo sharaxay jagada madaxweyna nimada soomaaliya sanadkii 2000 shir lagu qabtay dalka jabuuti maagaaladiisa Carta taas oo ugu danbeyntii loogu soo magacaabay in uu noqdo Madaxweynaha dalka Soomaaliya. Wuxuu ahaa madaxwaynaha Soomaaliya taariikhdu markey ahayd 27dii Agoosto sanadkii 2000 ilaa 14kii Oktoobar sanadkii 2004.

Cabdiqaasim Salaad Xassan
عبدي قاسم صلاد حسن
Madaxwaynihii 5aad ee Soomaliya
Xafiiska intuu joogay
27 Agoosto, 2000 ilaa 14 Oktoobar 2004
Xil kalawareeg: Cali mahdi maxamed.
Xil ku wareejin Cabdullaahi Yuusuf Axmed.
Dhashay: Juun 1941 ( 82Jir)
Diintiisa: Islaam
Dhalasho: Soomaali
Hoggaanka Dalka
xilka kaga horeeyey
Cali Mahdi Maxamed
Dagaallo sokeeye
Madaxweyneyaashii Soomaaliya
1960–2013
Xilka  kala wareegay
Cabdullaahi Yuusuf Axmed
TFG
"Xildhiban"

C/qaasim Salaad Xassan wuxuu ku dhashay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galduduud oo ku yaalla bartamaha dalka Soomaaliya sanadkii 1941dii.wuxuu waxbarashadiisii ku dhammeystay magaalada Muqdisho, ka dibna wuxuu waxbarasho u aday dalka midowga sofiyet sanadkii 1964dii asago ku bartey sayniska dabiiciga shihaadada heerka labaadna wuxu ku bartey madada Baylooji ee jaamacada Mamulka Mosko (Moscow State University) kadibna gadaal uguso laabtey dalka waxana xilki ugu horeyay oo lo magacaabay sanadku marku aha 1973 isago marka noqday wasiirki warshadaha, islamarkana wasaarado farabadan xilal kasoo qabtey intu dowladi militariga kamid aha waxana kamid aha isago noqdey wasiirki warfaafinta marna wuxu aha wasiirki arimaha gudaha iyo raysal wasaare ku xigeen

Barnaamijyada Idaacadda 04:00 GMT
Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT
Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT
Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT

 4:00PM
 7:00PM
 8:00PM

Somali Links

Aminarts Allpuntland Allceeldheer Dayniile Dhagaxtuur Hamarey Hiiraan Hornafrik Markacadeey

Midnimo Mareeg Puntlandpost

Qaranimo

Shabelle

Somaliweyn

Somalitalk

Solamusic

Universal TV

Xamardaye

International News Agencies

Aljazeera

Arabnews Reuters

Washington post

BBC

CNN More Somali Books Coming soon

Date:

Dr. C/qaasim Salaad Xassan


Taariikh nololeedkii madaxweyne Dr. C/qaasim Salaad Xassan

Last update: Axad - 23 Sep 2007