Caanaha dheeyda (Af Ingiriis : Organic milk; Af Carabi : ar‎) waa caano laga so lisay xoolo daaqey dhir nafaqo badan leh. Sidoo kale caanaha dheyda ahi waa kuwo nadiif ah oo leh nafaqo badan.[1] Caanaha dhirtu waxay ahaayeen kuwo laga istimcaalo deegaano badan oo ka mid ah dacalada aduunka tan ilaa wakhti aad u horeeyey. Midhaha dhirta ay ka mid tahay qumbaha ayaa laga sameeyaa caano.

Koob caano ah

Hordhac

Caanaha dheyda ahi waa kuwo inta ugu badan aan soo marin wershad iyo sifeyn. Caanaha dheyda ah waxay leeyihiin nafaqo badan oo jidhka waxtar u leh.

Sidoo kale fiiri

links Dibadda

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

  1. Beeton, Isabella. pp. 258–60.  Maqan ama ebar |title= (caawin)