Burj Khalifa (Af Carabi : ar , turjumaad: "Dabaqa Khalifa"; loogu dhawaaqo English / ɜr dʒ k ə ˈ l iː f ə / ), sidoo kale loo yaqaano Burj Dubai waa dabaqa ugu qawga dheer aduunka kaasi oo ku yaala magaalada Dubay , Imaaraatka Carabta . Burj Khalifa waa dabaqa aduunka uugu dheer, oo dhirirkiisu yahay 828 meter . Waxoona ku yaalaa magaalada Dubay ee dalka Imaaraatka Carabta . Burj khalifa waxaa la bilaabay, 21 sebteembar 2004 .
waxaana la dhameeyay 2009 oona la furay 4 Janaayo 2010.
Dabaqaan dheer waxaa ku dhaxyaalo Hotelal iyo guryo.
Burj Khalifa File:Burj Khalifa.jpg The Burj Khalifa in October 2012
Magac hore Burj Dubai Ugu dheer dunida ka biloow 2009 ilaa[I] Waxa ka horeeyay Taipei 101 Marxalada imika La dhamaystiray Nooca isku-dhexjir Naqshada dhismaha Neo-futurism Meesha 1 Sheikh Mohammed bin Rashid Boulevard, Dubai , Imaaraatka Carabta Wakhtiga dhismaha la bilabay 6 January 2004 La dhamaystiray 31 December 2009[ 1] La furay 4 January 2010 Qiimaha USD $ 1.5 billion[ 2] Naqshadaynta 828 m (2,717 ft)[ 3] Tip 829.8 m (2,722 ft) Qolofka sare 828 m (2,717 ft) Qolof 584.5 m (1,918 ft) (Level 154) Observatory 555.7 m (1,823 ft) (Level 148) Alaabta Glass, steel, aluminium, reinforced concrete Tirada dabaq 163 above ground. 154 dabaq[ 4] iyo 9 xaga farsamada ah[ 5] iyo labo dabaq oo dhulka hoostiisa ah oo baabuurta la dhigto Meesha dabaqa 309,473 m2 (3,331,100 sq ft) Wiish 57 (55 single deck and 2 double deck), made by Otis Elevator Company Naqshada Adrian Smith, SOM Horumariyay Emaar Properties Structural engineer Bill Baker, SOM[ 6] Qandaraaska Qatey
Samsung C&T Corporation, Besix iyo Arabtec
Jiheynta Hyder Consulting
Maamulaha dhismaha Turner Construction
Grocon[ 7]
Planning Middle East Foundations
Lift contractor Otis
VT consultant Lerch Bates
www.burjkhalifa.ae
1 February 2006
29 August 2006
19 November 2006
21 March 2007
9 May 2007
15 July 2007
2 December 2007
4 December 2007
10 December 2007
11 March 2008
8 May 2008
8 May 2008