Sanadka miilaadiga bishiisa sagaalaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Agoosto iyo Oktoobar. Bisha Sebteembar waxay ka koobantahay 30 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Seb.