Bilaha
- Kani waa maqaal ku saabsan Bilaha Sanadaha. Qoraal ku saabsan bisha fadlan fiiri dayax. Isticmaalo kale oo ku saabsan bilaha fiiri Bil.
Bil (astaan: ), weedh Bilo ama Billo Wadar bilood (Ingiriis: month; Carabi: شهر) waa tiro wakhti ah lagu qiyaaso wareega dayaxa, sidoo kale loo isticmaalo xisaabinta wakhtiga sanadka. Sida ku xusan helitaanka culimada sayniska iyo cilmi falaga wareega saxda ah ee hal bil waa 29.53 maalmood oo u dhiganta hal wareeg oo dayaxu ku sameeyay meeraha dhulka.
Bilaha afka Soomaaliga
wax ka badalSanadka miilaadiyada wuxuu ka koobanyahay 12 biloood. Macagyada bilahaas dhnaka afka soomaaliga waxaa loo qoraa sida hoos ku qoran.
Magacyada Bilaha
wax ka badalBilaha sanadka miilaadiyada | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Janaayo | Febraayo | Maarso | ||||
Abriil | Maajo | Juun | ||||
Luuliyo | Agoosto | Sebteembar | ||||
Oktoobar | Nofeembar | Diseembar |
Jadwalka Bilaha
wax ka badalSida U Kala Horeeyaan | Magaca | Maalmaha |
---|---|---|
1 | Janaayo | 31 maalmood |
2 | Febraayo | 28 maalmood, 29 casho (afartii sano) |
3 | Maarso | 31 maalmood |
4 | Abriil | 30 maalmood |
5 | Maajo | 31 maalmood |
6 | Juun | 30 maalmood |
7 | Luuliyo | 31 maalmood |
8 | Agoosto | 31 maalmood |
9 | Sebteembar | 30 maalmood |
10 | Oktoobar | 31 maalmood |
11 | Nofeembar | 30 maalmood |
12 | Diseembar | 31 maalmood |