Beled Xaawo
Beled Xaawo waa magaalo dhacda Waqooyiga Gobolka Gedo ee wadanka Soomaaliya. Magaalada waxaa laf dhabar u ganacsiga Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya waan Goob kulmiso Ganacsato kakala Timid Soomaaliya Kenya & Ethopia Taas oo kor Uqaaday Hormarka ganacsi ee Magaalada kana yeeshay Goob loo soo beec geeyo Badeecooyin kala duwan Xadaarad Ahaan waa magaalo kulmisatay Dhaqamo Luuqada & Xadaarada Kala Duwan taas oo ilbaxnimadeeda Ka dhigtay Mid Cirka isku Shareertay ayna Dheertahay Magaalooyin Badan oo Taariikh ahaan kafac weynaa.
Beled Xaawo Buulo Xaawo | |
---|---|
Magaalo | |
Wadan | Somalia |
Gobol | Gedo |
Degmo | Beled Xaawo |
Dowlada | |
• Duqa magaalada | Ahmed Mohamed Yusuf |
• Mayor ku xigeen | Ahmed Aden Iriri |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 73,000 est. |
Aag saacadeed | UTC+3 (East Africa Time) |