Badda Iija

(Waxaa laga soo toosiyay Badda Aajen)

Coordinates: 36°28′N 22°57′E / 36.467°N 22.950°E / 36.467; 22.950

Badda Aajen (giriiq: Αιγαίον Πέλαγος; Aigaio Pelagos, [eˈʝeo ˈpelaɣos] , Af-Turki: Ege Denizi) , waa laan ka mid ah Bada Midatareeniyanka dhererkeeda 643.5 km ballaceeda 322 km, waxa ay u dhexeysaa jasiirad la moodda Giriigga iyo Anaadool, iyadoo ku xiraysa Badda Marmara dhanka gacanka Dardaniil, waxa ayna ku jiiftaa Turkiga iyo Giriig.


Eeg sidoo kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal