Aw Cabbaas Xuseen Muse wuxuu ka mid ahaa aasaasaha Darwiish. Aasaasayaasha darwiish ee kale waa Maxamuud Dheri iyo Aw Obsiiye Seed Magan iyo Aadan Seed Magan.