Aadan Seed Magan Udaweyne wuxuu ka mid ahaa aasaasaha Darwiish. Aasaasayaasha darwiish ee kale waa Maxamuud Dheri iyo Aw Obsiiye Seed Magan iyo Aw Cabbaas Xuseen Muse.