Aw Obsiiye Seed Magan wuxuu ka mid ahaa aasaasaha Darwiish. Aasaasayaasha darwiish ee kale waa Maxamuud Dheri iyo Aadan Seed Magan iyo Aw Cabbaas Xuseen Muse.